spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADA} Ciidamada Jabuuti Oo Deeq Daawo ah Ka qeybiyay Dagmada Matabaan...
Array

{DAAWO SAWIRADA} Ciidamada Jabuuti Oo Deeq Daawo ah Ka qeybiyay Dagmada Matabaan Oo Malmo ay Ku sugnaayeen

Cidamada AMISOM ee qeybta ka ah howlgalka Nabad Ilaalinta ayaa marki uguu horeysay waxaa aay Adeeg caafimaad ufidiyeen Dadka Barakacayaasha Ee Kunool Dagmadaas

Gar garkan aay cidamada AMISOM gar ahaan cidamada jabuuti ayaa ahaa mid ay baahi weyn u qabeen dadka degaan gaar ahaan kuwa barakacayaasha ee kunool kamamka dagmadaas

qaar ka mid ah dadki ka faideystay deeqda daawada ah ayaa u mahad celiyay Ciidamada AMISOM waxana ay shegeen qaar kood in aysan heli Karin adeega caafimaad ee as aasiga u ah bini adamka waxana ay ku baaqeen in markasta deeq ceykan oo kala ah in la so gaarsiyo

Degmada matabaan oo ka mid ah degmooyinka gGobolka hiiraan ayaa waxaa ku nool qoysaas danyar ah kuwaa oo xiligaan sii weeyn uguu bahna adeeg cafimaad ka Madama aysan haysanin adeegyada caafimaadka

Waa Markii Ugu Horeysay Ay Ciidamada AMISOM gaar ahaan Kuwa Jabuti ay Deeq daawo ah Garsiyaan Dagmada Matabaan Ee Gobolka Hiiraan Tan iyo Markii ay B,weyne Sogaareen

amisom (1) amisom (2) amisom (3) amisom (4) amisom (5)

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular