spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADA} Daadadkii Manta Ku Dhuftay Magalada Baledweyne ee G,hiiraan
Array

{DAAWO SAWIRADA} Daadadkii Manta Ku Dhuftay Magalada Baledweyne ee G,hiiraan

Daadadkan ku dhuftay magalada b,weyne ee Xarunta Gobolka hiiraan ayaa yimid kadib roobab mihiigaan ah oo ku dhawaad Sideed saacadood xalay ka da’ayay Magaalada B/weyne.

Roobabkan ayaa Waxaa ay Gabi ahaanba baabi iyeen guryo ay daganaayeen dad danyar ah waxana si doo kale ay Jaren wadad ugu muhiimsan Magaalada b,weyne ee Xariiriso Magaalada iyo deganada kale ee Gobolka .

Qaar kamid ah Dadka ku dhaqan Xaafadaha X/taako iyo kooshin oo ah xaafadaha ay sida weyn ugu dhiften Daadkii xalaya ayaa Radio Hiiraanweyn  ugu Warbixiyay Dhibaatada ka soo Gaartay. Waxana ay shegeen in ay guud ahaan guryahoodii ay qaadeen biyaha Roobka hadane ay meel banana ah ay taagan yihiin

Gudoomiye ku xigeenka dhanka ariimaha bulshada maamulka gobolka hiiraan sheikh xuseen cismaan cali aya sheegay in ay Kormer ku sameyen Dadkii ka Barakacay Daadkii ku soo rogmaday Magaalada B/weyne Isago hay’adaha Samafalka iyo Dowlada Dhexe ee Soomaaliya ugu baaqay iney iney wax u qabtaan Dadki ay saameyen Daadadka.

Marka ay robabka sidaan oo kale ugu da’aan Magaalada Baladweyne iyo Xiliyada uu wabiga shabele sameya fatahada ayaa waxaa inta badan iskaga barakaco guryahooda dadka shacabka eek u nool xafadaha qaar ee baladweyne

 

fatahaada wabiga (1) fatahaada wabiga (2) fatahaada wabiga (3) fatahaada wabiga (4) fatahaada wabiga (5) fatahaada wabiga (6) fatahaada wabiga (7) fatahaada wabiga (8) fatahaada wabiga (9) fatahaada wabiga (10) fatahaada wabiga (11) fatahaada wabiga (12) fatahaada wabiga (13) fatahaada wabiga (14) fatahaada wabiga (15) fatahaada wabiga (16) fatahaada wabiga (17) fatahaada wabiga (18) fatahaada wabiga (19) fatahaada wabiga (20)

Wariye Cali Cismaan kaskey

Radio Hiiraanweyn Baladweyne

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular