spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADA} Diyaarada Air Jabuuti oo Muqdisho ka shaqo biloowday Markii Ugu...
Array

{DAAWO SAWIRADA} Diyaarada Air Jabuuti oo Muqdisho ka shaqo biloowday Markii Ugu ,,,

Markii ugu horeysay Magaalada Muqdisho, waxaa ka shaqo biloowday Diyaarada Air Jabuuti, iyadoo isla shalay diyaaradaan ay timid Magaalada Muqdisho.

Diyaaradii u horeysay ee nooceeda uu yahay kuwa xamuulka ah ee Jabuuti Airline ayaa si rasmi ah u bilowday dulimaadkeeda Muqdisho muddo 24 sano kadib, iyadoo dulimaad ku timid Magaalada Muqdisho.
Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda Federaalka, Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada, Wasiiro dowlaha Wasaaradda ganacsiga, Madaxda Rugta ganacsiga, Xildhibaanno iyo Safiirka Jabuuti ee Soomaaliya Danjire Dayib Dubad Rooble ayaa kaga qeybgalay garoonka diyaaradaha caalamiga Aadan Cadde ee Muqdisho daahfurka dulimaadkaasi.
Safiirka Dowladda Jabuuti ee Soomaaliya Danjire Dayib Dubad Rooble ayaa sheegay in dulimaadka Diyaaradaan xamuulka ah uu bilow u yahay dulimaadka Diyaaradda Air Jabuuti kuwooda rakaabka ah ay ku imaan doonaan Muqdisho, ayna qeyb ka tahay xoojinta xiriirka labada dal.
Garoonka Muqdisho oo hada laga dhigay mid caalami ah dhismihiisa ayaa waxaa suuragal uu ka dhigayaa inay Diyaarado badan soo caga dhigtaan.

 

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular