spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADA} Duufanta Ku Dhufatay Wadanka Shinaha Iyo Burburka Ay Ugeysatay {...
Array

{DAAWO SAWIRADA} Duufanta Ku Dhufatay Wadanka Shinaha Iyo Burburka Ay Ugeysatay { SUBXANALAH}

Roobab dhibaatooyin farabadan laga dhexlay ayaa ka da’ay Bariga dalka Shiinaha, waxa uuna roobabkaasi ahaa mid watay duufaano dhulka dhigay daaro badan.

Roobabka iyo Duufaanada ayaa waxaa ku nafwaayay inkabadan 45 ruux kuwaasi oo ku silacmay Biyaha ka dhashay roobabka iyo duufaanta.

Kooxaha gurmadka ayaa haleeli waayay u gurmashada dadka uu saameeyay Roobabka iyo Duufaanta, kadib markii ay qeyb ka noqdeen dadkii ay saameysay duufaanta.

Dadka laga soo saaray guryaha ayaa u badnaa dad waayeelo ah kuwaasi oo looga cabsi qabay inay ku baxaan duufaanta.










 

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular