spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADA} Garoonka Diyradaha Ugaas Khaliif Oo Dib Lo furayo Kadib Markii
Array

{DAAWO SAWIRADA} Garoonka Diyradaha Ugaas Khaliif Oo Dib Lo furayo Kadib Markii

Tan iyo markii uu curtay roobka guga  ayaa waxaa ay Dadad ku so rogmadeen  garoonka diyaradaha ee Magalada baladweyne ee gobolka hiiraan  ayaa Waxaa hakad galay dulimaadyadii diyaradaha ee Garoonka Ugaas Khaliif,

Aqoonyahano Dhalinyaro iyo Qeybaha Bulshada baladweyne oo iskaashanaa ayaa  bilaabay isku day ku adan sidii  wax loga qabanlahaa garoonka ay daashadeen dadadka ku so laab laabatay

Kulamo badan kidib ayaa waxaa la isku racay in marka horre garoonka lafuro  oo u dib u bilaabo howlahii dulimaadka  ee shacabka  kuwa ganacsiga  iyo Ku AMISOM taas oo malmahii  danbe hakad kujiray

Shacabka kunool magalada baladweyne ee gobolka hiiraan  ayaa u istaagay dhismaha  garoonka diyarada  Ugaas khaliif  kuwaas isku raacay in garoonka ka dhigaan mid caalami ah

Dhismaha garoonka diyaradaha  ayaa waxaa laga codsaday ganacsatada qurba joogta  hay,ada samafalka iyo Muumulka gobolka Hiiraan iyo Ciidamada AMISOM in ay ka qeyb qataan  dhismaha garoonka Diyarada Ugaas khaliif

dhismaha garoonka b,weyne (1) dhismaha garoonka b,weyne (2) dhismaha garoonka b,weyne (3) dhismaha garoonka b,weyne (4) dhismaha garoonka b,weyne (5) dhismaha garoonka b,weyne (6) dhismaha garoonka b,weyne (7) dhismaha garoonka b,weyne (8) dhismaha garoonka b,weyne (9) dhismaha garoonka b,weyne (10) dhismaha garoonka b,weyne (11) dhismaha garoonka b,weyne (12) dhismaha garoonka b,weyne (13) dhismaha garoonka b,weyne (14) dhismaha garoonka b,weyne (15) dhismaha garoonka b,weyne (16) dhismaha garoonka b,weyne (17) dhismaha garoonka b,weyne (18) dhismaha garoonka b,weyne (19) dhismaha garoonka b,weyne (20) dhismaha garoonka b,weyne (21) dhismaha garoonka b,weyne (22) dhismaha garoonka b,weyne (23) dhismaha garoonka b,weyne (24)
Wariye Cali Cismaan kaskey 
Radio Hiiraanweyn Baladweyne

MUQAALADA

4 COMMENTS

Comments are closed.

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular