spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADA} Guushii Ugu Horeysay Oo Laga Gaaray Shirka Dib Uheshiisiinta Beelaha...
Array

{DAAWO SAWIRADA} Guushii Ugu Horeysay Oo Laga Gaaray Shirka Dib Uheshiisiinta Beelaha Daga G,Hiiraan

Shirka dib uu heshisiinta beelaha daga gobalka hiiraan oo mudooyinkii danbe ka socday beledweyne ayaa maanta waxaa qaban qaabiyaasha shirka soo bandhigeen waxii u qabsoomay shanti maalin ee uu socday shirka dib u heshiisiinta iyo aaya ka talinta beelaha dega gobolka .

Nabadoon khaliid C/jimcaale oo ka mid ah qaban qabiyaasha shirka dib uu heshisiita ayaa ugu horeeyn saxafadda faah faahi kasiyay in ta maalmood oo uu shirka socddo iyo wax yabahi uu qabsoomay

Shirkan waxan furnay 1dii bishii may wax badan ayaa noo qabsoomay beelo badan ayaa is arkay oo ka hadlay masiirkooda iyo sidii aay u dhameyn lahaayeen wax yaabaha madmadowga ah ee soo kala dhaxgalay 20kii sano ee lasoo dhaafay .

Sidookale nabadoonka ayaa hadalkiisa ku daray in aay heshiisiiyeen 6 beelood intii u shirka socday waxana uu ku baaqay in lataageero shirka dib u heshiisiinta iyo aaya ka atalinta beelaha dega gobolka hiiraan.

Odooyaal iyo wax garaad matalayay qaar ka mid ah belaha gobalka hiiraan oo manta sobandhigay heshiiskii ay gaareen ayaa halkaa ka hadlay iyagoona soo dhaweyay hishiiska aay gaareen lixdaan beelood oo maanta beledweyne ku heshiiyay waxana aay sheegeen wax garadkii halkaasi ka hadlay in shirkan uu kasoo baxi doono masiirka umada reer hiiraan aayna ka tashan doonaan mustaqbalkooda danbe shacabka reer hiiraan.

Nabadoon Axmed Cabdule Jimcaale Oo Isna kamid ah Gudiga qaban qaabada shirka dib u heshiisiinta iyo aaya katalinta gobolka hiiraan ayaa shegay in shirka u ku socdo si wanagsan islamarkana ay ka guuleysteen dadka warxuma tashiilka ah oo aan jecleen nabada iyo horumarka gobolka hiiraan

Shirkan oo ah mid aay u dhan yihiin dhamaan beelaha dega gobolka ayaa lafiyaa in aay kasoo baxaan go,aano wax ku ool ah .

shirka dib u heshiisiinta  (1) shirka dib u heshiisiinta  (2) shirka dib u heshiisiinta  (3) shirka dib u heshiisiinta  (4) shirka dib u heshiisiinta  (5) shirka dib u heshiisiinta  (6) shirka dib u heshiisiinta  (7) shirka dib u heshiisiinta  (8) shirka dib u heshiisiinta  (9) shirka dib u heshiisiinta  (10) shirka dib u heshiisiinta  (11) shirka dib u heshiisiinta  (12) shirka dib u heshiisiinta  (13) shirka dib u heshiisiinta  (14) shirka dib u heshiisiinta  (15) shirka dib u heshiisiinta  (16) shirka dib u heshiisiinta  (17) shirka dib u heshiisiinta  (18) shirka dib u heshiisiinta  (19)

Wariye maxamed cabdi saneey

Radio Hiiraanweyn Baladweyne

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular