spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADA} Kulan lagu taageerayo Shirka ka socdo Beledweyne oo Xalay...
Array

{DAAWO SAWIRADA} Kulan lagu taageerayo Shirka ka socdo Beledweyne oo Xalay ka dhacday London

Kulan lagu taageerayo Shirweynaha dib u heshiisiinta reer hiiraan ee ka socdo Magaalada Beledweyne oo Xalay ka dhacday Magaalada London ee Wadanka Ingariiska  .

munsabada ayaa waxaa so qaban qaabiyay jaaliyada reer hiiraan ee dalka UK waxana loga gol lahaa taageerida shirka dib u heshiisiinta magalada baladweyne ka socdo

kulankan lagu taageeraayo shirka dib u heshiisiinta iyo aayo katalinta gobolka hiiraan ayaa waxaa u qeyb ka noqonayaa  kulamo is dabajoog ah oo  malmahii la soo dhafay ka dhacayay gudaha iyo dibada wadanka

SHIRKA LONDON  (1) SHIRKA LONDON  (2) SHIRKA LONDON  (3) SHIRKA LONDON  (4) SHIRKA LONDON  (5) SHIRKA LONDON  (6)
SAWIRADAN WAXAA RADIO HIIRAANWEYN SOGARSIIYAY

JAALIYADA REER HIIRAAN EE LONDON

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular