spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Xassan oo xariga ka jaray saldhigga 43aad ee ciidanka...
Array

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweyne Xassan oo xariga ka jaray saldhigga 43aad ee ciidanka xoogga dalka ee Kismaayo

Madaxwaynaha Dowlada Federalka Somalia Xassan Sheikh iyo Madaxwaynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta si wada jir ah xarigga uga jaray saldhigga 43aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed qaybta Jubbaland oo laga hir galiyay magaalada Kismaayo.

Waxay hadallo ku haboon u jeediyeen ciidamo uu tababar millareri uga socdo halkaa.

Tababarka dufcadiisa koowaad ayaa hadda marya heer gabo-gabo ah.







 

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular