spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADA} Qaabki Aay Wax Uga Dhaceen Wasaaradda Hiddaha Iyo Tacliinta Sare
Array

{DAAWO SAWIRADA} Qaabki Aay Wax Uga Dhaceen Wasaaradda Hiddaha Iyo Tacliinta Sare

waraarki uguu danbeyay ee aanu ka heleeyno magalada muqdisho ayaa waxaa aay shegayaan in qasaraha ka dhashay weraar aay manta al.shabaab ku qadeeyn xaruunta wasaaradda hiddaha iyo tacliinta sare ee magalada muqdisho aay koroortay dhimashada iyo dhawaca ee uu sababay weraarkaasi.

inta la ogyahay dhimashada waxaa aay gareysa illaa 16.ruux halka dhawucuna uu garaayo 25.ruux waxana dhawacyadda inta badan lageyay isbitaladda ku yaal magalada muqdisho.

xalada goobti aay manta wax ka dhaceyn ayaa ah mid dagaan iyaddo la dad gureeynayo medaad ka dad rayid ah oo weraarka ku dhintay.

al.shabaab ayaana shegatay masuliyadda weraarkaas manta,

 

??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ???????????????????????????????

???????????????????????????????

 

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular