Magaalada Baardheere ee Gobolka Gedo oo gacanta Shabaab laga saaray Bishii lasoo dhaafay, ayaa xaaladeeda waxa ay tahay mid degan.
Sawiro laga soo qaaday Magaalada ayaa muujinaya ciidamada Amisom iyo kuwa Dowladda oo Magaalada gudaheeda ku sugan.
si dookale waxa magalada ka muqdo cidlo cidlo tas oo u muuqato in wali dadkii ay ka maanyihiin gar haan kuwii kabarakacay magaladaas intii lagu gudajiray qabsashada magaladaas