spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADA} Qarax lagu dhamaaday oo ka dhacay Magaalada Bangkok iyo Qasaaraha...
Array

{DAAWO SAWIRADA} Qarax lagu dhamaaday oo ka dhacay Magaalada Bangkok iyo Qasaaraha oo sii kordhaaya

Inta la xaqiijiyay 27 ayaa ku dhimatay Qarax xoogan oo ka dhacay Caasimadda dalka Thailand ee Bangkog kaas oo geystay khasaarooyin isugu jira naf iyo maal.

Dhaawaca ka dhashay Qaraxaasi ayaa kor u dhaafaya 78, waxaana goobta uu Qaraxa ka dhacay isku gadaamay Ciidamada amaanka Bangkog.

Qaraxan ayaa ka dhacay wado isgoys caan ah kaas oo lagu magacaabo Rachaprasong, waxaana cakiran xaaladda isqoyskaasi oo aad saxmad u ahaa.

Booliska ayaa ka shakisan in bambada qaraxday lagu soo rakibay mooto, islamarkaana uu saarnaa ruux isa soo miidaamiyay, balse warkani wali ma cadda.

Wadanka Thailand oo ku yaala Koonfur Bari Asia, ayaa wuxuu ka mid yahay dalalka aynaan ka dhicin falalka argagaxiso, balse wuxuu xilligan u muuqdaa mid loo gudbiyay amaba lagu tallaalay cudurka halista ah ee qaraxyada









 

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular