spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADA} Shirka Dib U heshiisiinta Iyo Aayo Katalita Gobolka Hiiraan Oo...
Array

{DAAWO SAWIRADA} Shirka Dib U heshiisiinta Iyo Aayo Katalita Gobolka Hiiraan Oo Malintii 3 aad Galay

shirka dib u heshiisiinta iyo Aayo Katalinta gobolka hiiraan ayaa malintii saddex si habsami le ugu socd magaalada Baaladweyne iyadoo shirka ay ka qeyb galanyan odayal kala matalay beellaha dega gobolka hiiraan.

Gudoomiyaaha guddiga shirka dib u heshiisiinta beellaha dega gobolka hiiraan nabadoon axmed cabdulle jimacale oo la hadlay Radio hiiraanweyn ayaa sheegay in meel waanagsan uu maray shirka dib u heshiisiinta.

Qarka mid ah odayasha ka qeyb galay shirka dib u heshiisiinta beellaha dega gobolka hiiraan Oo la hadlay hiiraanweyn ayaa dhinacooda sheegay in shirkan uu yaha mid lagu xalinayo dhibatooyinka ay kal tabanayn beellaha dega gobolka.

Xildhibaan cali nuur Xuseen boodaaye. Oo katirsan mudanaaysha barlamaanka soomaaliya islamarkana mudooyinkiidanbe ku sugnaa baladweyne qeyntana ka ahaa gudiga qaban qaabada shirka ayaa Radio Hiiraanwey Ushegay in shirkan uu yahay mid ay ka qeyb galaya dhamaan beellaha dega gobolka hiiraan. Islamarkaan lagu xalinayo dhibaatooyinkii 23 kii sano soo kala garay beellaha daga gobolka .

Habka ay beelaha u wada hadlayaan ayaa waxaa lo sameyay qoryo tuur kuwaas oo qoladii isku aado ay wada hadlayaan islamarkana ay ka doodi doonaan sida u kujiro xalkooda waxana intaa dheer in dhamaan ay is wada arki doono beelaha daga gobolka hiiraan

Shirka dib u heshisiinta iyo Aayo Katalinta Gobolka hiiraan ayaa malinti saddex ka socda magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan waxana la filayaa gabagabada shirka in ay ka sobaxaan . qodobo mira dhal u ah bulshada gobolka hiiraan

SHIRKA DIB U HESHIISIITA IYO AAYO KATALINTA G,HIIRAAN OO MALINTII 3 AAD GALAY (14) SHIRKA DIB U HESHIISIITA IYO AAYO KATALINTA G,HIIRAAN OO MALINTII 3 AAD GALAY (13) SHIRKA DIB U HESHIISIITA IYO AAYO KATALINTA G,HIIRAAN OO MALINTII 3 AAD GALAY (12) SHIRKA DIB U HESHIISIITA IYO AAYO KATALINTA G,HIIRAAN OO MALINTII 3 AAD GALAY (11) SHIRKA DIB U HESHIISIITA IYO AAYO KATALINTA G,HIIRAAN OO MALINTII 3 AAD GALAY (10) SHIRKA DIB U HESHIISIITA IYO AAYO KATALINTA G,HIIRAAN OO MALINTII 3 AAD GALAY (9) SHIRKA DIB U HESHIISIITA IYO AAYO KATALINTA G,HIIRAAN OO MALINTII 3 AAD GALAY (8) SHIRKA DIB U HESHIISIITA IYO AAYO KATALINTA G,HIIRAAN OO MALINTII 3 AAD GALAY (7) SHIRKA DIB U HESHIISIITA IYO AAYO KATALINTA G,HIIRAAN OO MALINTII 3 AAD GALAY (6) SHIRKA DIB U HESHIISIITA IYO AAYO KATALINTA G,HIIRAAN OO MALINTII 3 AAD GALAY (5) SHIRKA DIB U HESHIISIITA IYO AAYO KATALINTA G,HIIRAAN OO MALINTII 3 AAD GALAY (4) SHIRKA DIB U HESHIISIITA IYO AAYO KATALINTA G,HIIRAAN OO MALINTII 3 AAD GALAY (3) SHIRKA DIB U HESHIISIITA IYO AAYO KATALINTA G,HIIRAAN OO MALINTII 3 AAD GALAY (15) SHIRKA DIB U HESHIISIITA IYO AAYO KATALINTA G,HIIRAAN OO MALINTII 3 AAD GALAY (1)
Cali Cismaan Kaskey
Radio Hiiraanweyn
Magalada Baladweyne

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular