spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADA} Shirka Dib U Heshisiinta Iyo Aayo Ka Talinta Gobalka Hiiraan...
Array

{DAAWO SAWIRADA} Shirka Dib U Heshisiinta Iyo Aayo Ka Talinta Gobalka Hiiraan Oo Biri Ka Furmi Doono B,weyne

Waxaa Sii Rasmi Ah Malinta Biri Ah Lagu Wadda In Uu Magalada Beledweeyne ka furmo shirka dib u heshiisiinta iyo Ayaaha Gobolka Hiiraan Kaasi Oo Lafilaayo In Aay Ka Qeyb Galaan Dhamaan Ergoyinki Loogu Talagalay In Aay Shirka Ka Qeyb Galaan,

Gudiga Farsamada shirka ayaa Radio Hiiraanweyn Ushegay  in ay diyaariyeen halka ay ku qabanayaan shirka iyo Ergooyinkii ka qeyb galilahaa shirkaas oo malinta biri ah furmidoono,

Wajiga Koobaad Ee Shirka Ayaa Sii Weeyn Waxaa Loogu Qadda Dhigii Doona Go.Aan Ka garidda ayaaha gobalka hiiraan iyo dib uu heshisiin la kala dhax dhigii doono beelaha gobalka wax ka daga,

Xilibaano ka tirsan dowlada soomalia oo ku suugaan magalada beledweeyne ayaa Radio Hiiranweyn uu xaqijiyay in birito abaaro labadda saac ee subax nimo uu shirka sii rasmi ah uu fuurmi doono isla markaasna sii dhab ah loo gudda galli doono ajan dayaasha shirka loogu talla galay,

Wajiga labaad ee shirka ayaa iyana la filayaa in lagu dhiiso mamuul Goboleydka hiiraan state kaaso oo ka koobnaandoono labada Gobol ee hiiraan iyo Shabeelaha sare,

Shirkan Dib u heshiisiinta ah Iyo Aayo katalinta Gobolada  hiiraan iyo shabeelaha sarre  ayaa waxaa u ku sobeegmayaa xili ay dowlada soomaaliya ay wado qorshe maamul logu sameynaa gobolka hiiraan iyo shabelaha dhaxe

lamana oga sida u ku dhaqan gali doono shirkan  waloow ay horboodayaan xilibaano barlamaanka soomaaliya katirsan iyo aqoonyahano siyaasiiyiin  iyo odayaal dhaqameedyo siweyn uga so horjeedo  in hiiraan laga maamulo shabelaha dhaxe

Waxii waraar ah oo shiraarkaas ku sabsan kala socoo halkan insha.allaah,

hoolka shiraarka (1) hoolka shiraarka (2) hoolka shiraarka (3) hoolka shiraarka (4) hoolka shiraarka (5) hoolka shiraarka (6) hoolka shiraarka (7) hoolka shiraarka (8) hoolka shiraarka (9) hoolka shiraarka (10) hoolka shiraarka (11) hoolka shiraarka (12) hoolka shiraarka (13) hoolka shiraarka (14) hoolka shiraarka (15) hoolka shiraarka (16) hoolka shiraarka (17) hoolka shiraarka (18) hoolka shiraarka (19) hoolka shiraarka (20) hoolka shiraarka (21) hoolka shiraarka (22) hoolka shiraarka (23)

 

MUQAALADA

4 COMMENTS

Comments are closed.

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular