Wasarada Arimaha Gudaha Iyo federaalka xubno matalaa oo malmahii danbe kusugnaa magalada baladweyne ayaa waxaa ay shegeen in shirkan u yahay midkii ugu wanagsanaa ee Hiiraan lagu qabto tan iyo markii ay dhacday dowladii dhaxe ee soomaaliya
Agaasiimaha waaxda dib u Heshiisinta wasarada ariimaha guudaha iyo federalkaĀ Ā Daahir Warsame Fiidoow. Ayaa kulamo uu la qatay beellaha ka qeyb galaya shirka dib u heshiisiinta Iyo Aayo Katalinta Gobolka Hiiraan ka dhageysatay waxbixino laxiriiro dib u heshii iyo nabada Gobolka Hiiraan intii u baladweyne jogay waxana u shegay in shirka ay taageersanyihiin hadii ay yihiin wasarada arimaha gudaha iyo Federaalka soomaaliya
Sido kale agaasiimaha waaaxda dib u heshisiinta wasarada ariimaha guudaha Daahir warsame fiidwo. ayaa sheegay in ka wasarada ahaan ay kalin ka qadanayan xalinta colada Kajiro Guud ahaan Gobolka
Ugu Danbeyntii Agaasimaha waaxda dib u heshiisiinta Wasarada Arimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa shegay In dhawaan Ay Baladweyne sogaari Doonaan Wasiirka Arimaha Gudaha Iyo Federaalka Soomaaliya iyo Xubnakale Oo u kamid yahay Wasiirka amniga Gudaha
Guudoomiyaha guddiga loo xil saray xalinta coladaĀ Ā ka taganĀ Ā deeganka deefow nabadoon cabdiwaha axmed ayaa sheegay in rajo wanagsan ay aka qaban xalinta colada deeganka deefow.cod
Gabagabadii ku siimaha guudaha gobolka Hiiraan. Ahna gudoomiye ku xigeenka gobolka Sheikh xuseen cismaan cali ayaa sheegay in dadka reer hiiraan ay ka tashanayan aayahood islamarkana wixii ka sobaxo shirkan ay noqon doonaan kuwa musaqbalka hiiraan lagu maamulidoono