spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADA} Xubno Ka socdo Wasarada Malinyatada Somaliya oo Shir Muhiim ah...
Array

{DAAWO SAWIRADA} Xubno Ka socdo Wasarada Malinyatada Somaliya oo Shir Muhiim ah uga Qayb-galay Magaalada Abidjan

Wasiir ku xigeenka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya, Maxamuud Xayir ayaa magaalada Abidjan ee dalka Ivory Coast uga Qayb-galay Shirkii Sannad lahaa ee Banigiga Hormarinta Afrika.

Shirkaana yaa ka duwanaa shirarkii hore, waxaana sanadkaan uu ku soo beegamay Sannad-guuradii 50-aad ee kasoo wareegatay asaaskii Bangiga Horumarinta Afrika.

“Waxaa magaalada Abidjan ka dhacay Shirkii Sannadlaha ahaa Bangiga Horurinta Afirka African Development Bank iyo dabaal-deggii Sannad-guuradii 50-aad ee kasoo wareegatay asaasaka Bagiga, waxaa kale ka dhacaday doorashadii Madaxweynaha Bangiga,” ayuu yiri wasiir ku xigeenka oo intaas ku daray. “Doorashaada oo ahayd mid adag ayaa waxaa ku guulasatay Dr. Akinwumi A. Adesina oo kasoo jeeda dalka Nigeria, wuxuuna noqonayaa Madaxweynihii 8-aad ee Bangiga loo doorto.”

Dhanka kale, Wasiirka ayaa xusay in doorashadan ay muhiimad gaar ah u lahayd habsami u socodka shaqada adag oo uu hayo Banigu Qaarada Afrika iyo dalalka kale oo xubnaha ka ah, kuwaasoo gaaraya ilaa 8-dal oo kaso kala jeeda Qaaradda Afrika iyo Adduunka intiisa kale.

Waftiga Soomaaliya uga Qayb-galay Shirkaas ayaa xooga saaray sidii loo heli lahaa dalka hormuuud ka noqada cafinta deeynta lagu leeyahay Somalia oo hada meel fiican maraysa, waxaana waftigu kulammo la qaatay Madaxda Bagiga, Waddama Somalia daneeya, UK, Norway, Swede, Denmak Maryakanka iyo Dalalka IGAD.

????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
????????????????????????????????????
MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular