spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADA}Faah-Faahin Dheeri ah Oo kasoo Baxeeysa Dhul gariirkii Nepal
Array

{DAAWO SAWIRADA}Faah-Faahin Dheeri ah Oo kasoo Baxeeysa Dhul gariirkii Nepal

Boqolaal ayaa la xaqiijiyay in aay ku dhinteen dhul gariirka awooda badan eek u dhuftay NEPAL iyadoona laga cabsi qabo in tiro intaa kabadan aay ku xayiranyihiin dhulka hoostiisa sida aay shaaciyeen madaxda nepal.

Quburaha us ah ayaa ku qiyaasay 7.8 deegaanka u dhaxeeyay caasimada Kathmandu iyo magaalada Pokhara , sida aay sheegeen quburaha uska ee sameeyay baritaankan

Kaabayaashii dhaqaalaha ayuu saameeyay guud ahaan gobolka , uga madaxbannaanaa gumeystaha Pakistan , Bangladesh iyo dalka ay dariska yihiin ee India

Wasiirka warfaafinta Nepal ayaa waxa uu tilmaamay in aay dhibaato ba,ani kazoo qaaray dalka dhul gariirkaasi ku dhuftay waxana uu yiri waxan u baahanay in aan helno taageero dhan kasto oo aay ka helaan hey,adaha kala duwan ee caalimaga ah iyo quburo aqoon u leh xaladan deg dega ah ee dhacday si aan ula tacaalno in aan wax uu badbaadino ayuu yri wasiirka war faafinta Nepal Minendra Rjial

Afhayeen u hadlay booliska qaranka sheegay in 565 qof aay ku dhinteen dhul gariirkaasi

Samata bixiyayaasha ayaa waxa aay qodayaan burburkii guryahii dumay si loo soo saaro dadka la aaminsanyahay in ay ku jiraan dhismayaasha dumay ee kuyaala caasimada Kathmandu

Waxaa kale oo dhul gariirkaasi ku bur buray tiro dhismayaal khadiimi ah kuwaas oo La dhisay qarnigii 19.aaad

BB BN  JJ dhul gariir dhul gariir

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular