Waxaa Meel Wanaagsan Marayaa Dhismaha Iyo Dib Uu Dayaac Tir La Doonaayo In Lagu Sameeyo Garoon Ka Ugaas Khaliif Ee Magalada Beledweeyne Iyadoona Kulaamo Wacyi Galin Ah Oo Ku Sabsan Dib Uu Dhiska Garoonka Uu Ka Soconayo Gudaha Magalada Beledweeyne,
Kulan Aay Isugu Yimadeen Guddi Isku Xilsaray Howlahaas Iyo Qaar Ka Mid Ah Dhalinyaradda Ku Nool Magalada Beledweeyne Aqoon Yahano Iyo Haweeyn Ayaa La Isku Dhafsaday Afkaro Kala Duuwaan Oo Ku Addan Sidda Uguu Fuduud Ee Garoonka Looga Sameeyn Karo Laami Ama In Garoonka Laga Dhiigo Mid Shamito Ah.
Gaba Gabaddi Kulanka Ayaa Dadki Ka Qeyb Galay Kulan Kaas Waxaa Aay Bilabeeyn In Iyaga Aay Iska Bilabaan Dhaqallo Aruriinta Ladoonaayo In Lagu Dhiso Garoonka Ugaas Khaliif Ee Magaladda Beledweeyne Iyaddo Isla Goobta Lagu Aruuriyay Dhaqallo Faro Badan.
Uguu Danbeyn Ayaa La Isku Racay In Lasi Waddo Kulamadda Ceynkan Oo Kale Ah Isla Markana Lala Sii Kulmo Ganacsatadda Iyo Culuma.Udiinka Sii Dhankoodda Aay Kalin Arintaasi Uga Qataan,
Arimahan Ayaa Kuso Beeg Mayaa Xilli Uu Buur Buur Soo Wajahay Garoonka Ugaas Khalif Ee Magalada Beledweeyne Waxana Sameeyn Xoogaan Ku Yeshay Dadaad Dhawaan Garoonka Ku Dhiftay,
Wariye Xuseen Cabdi Jimcaale {Diini}
Sawir Qadde Wariye C/Wali Xuseen {Tawakal}
Hiranweyn Beledweeyne,