spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADDA} Nin U Dhashay Dalka Muzambik Oo Si Naxariis Daro Ah...
Array

{DAAWO SAWIRADDA} Nin U Dhashay Dalka Muzambik Oo Si Naxariis Daro Ah Loogu Dhax Dilay Magaalada Johanseburg.

Magaalooyin kuyaala Dalka Koonfur Afrika waxaa wali kasocda rabshado looga soo horjeedo dadka ajaaniibta ah ee dalkaasi ka ganacsada, waxaana weerarada ay yiiin kuwa si gaar ah loogu beegsanayo dadka afrikaanta ah ee
dalkaasi kunool.

Kooxo dhalinyaro SouthAfrican ah ayaa xaafadda
Alexandra ee Magaalada Johannesburg, waxa ay sixun ugu dilayn Nin udhashay Dalka Muzambik ,

waxaana dilka ninkan loo geestay uu ahaa mid aragagax badan lahaa iyadoona xiliga la dilayay laga duubayay muuqaalo aad uu faro badan.
.
Ninkan oo lagu magacaabo Emmanuel Sithole ayaa u geeriyooday dhaawac halis ah ay geesteen ragan South Africaanka ah, waxaana dilka ninkan loo adeegsaday dhagxaan, Baanagado , Burus iyo Midiyo,

waxaana xiliga la dilayay si caadi ah u daawanayay qaar kamid ah dadka ku dhaqan Xaafada uu dilkan ka dhacay.

Booliiska Magaalada Jogansburg ayaa sheegay in dilka ninkan u dhashay Dalka Muzambik loo xiray dhoor qofood ,kuwaa oo la sheegay in laga dhax arkay.

Muuqaalo iyo Sawiro laga qaadayay xiliga ay dilka u geesanayeen . Emmanuel Sithole. Rabshadaha ajaaniib naceybka ah ee ka socda

Dalka South Africa waxaa lagu dilay dhoor qof oo ajaaniib ah, waxaa sidoo kale weeraradaasi lagu barkiciyay kumanaan Afrikaan ah ay Soomaali ku jiraan kuwaa oo la boobay guryihii ay dagnaayeen iyo goobahooda ganacsi.

1 2 3

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular