spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADDA} Qoysaas Hor Leh Oo Ka Barakacay Fatahaada Uu Sameeynayo Wabiga...
Array

{DAAWO SAWIRADDA} Qoysaas Hor Leh Oo Ka Barakacay Fatahaada Uu Sameeynayo Wabiga Shabelle Qeybo Ka Mid Ah Gobalka Sh/Dhaxe

Wabiga Shabelle ayaa ka Fatahay deegaano badan oo gobolka Sh/Dhaxe ka mid ah iyadoo halka ugu daran ay tahay deegaanka Duduble oo boqolaal qoys oo ku noolaa ay fatahaadu barakiciyeen kadib markii uu wabiga ka fatahay bartamaha deegaanka Duduble ee ka tirsan degmada Mahaday ee gobolka Sh/Dhaxe

Ma jiro illaa iyo hadda wax gargaar ah oo gaaray boqolaalka qoys oo muddo toddobaad ka badan meel cidla ah ku nool islamarkana anaan awooddin in dhaxaan iyo qaboowga waqtiyadda habeeyki ah ku dhacayaa,

Wabiga Shabelle ayaa sidoo kale ku fatahay tuulada Moyko oo dhinaca Koofur magaalada Jowhar ka xigta illaa 2km. Kala bar qoysaskii ku noolaa tuulada Moyko ayaa guryahooda ay biyaha ugu soo galeen iyadoo beero ay ku yaaleen dalagyo kala gedisan ay ku baabi’iyen biyaha ka soo burqanaya wabiga Shabelle.

Fatahaada wabiga Shabelle ayaa laga dareemayaa qeybo ka mid ah xaafadaha ay magaalada Jowhar ka kooban tahay taa oo sii kordhineysa cabsidda aay shacabka ka qabaan fatahadda uu wabigu sameeynayo,

wabiga 2 wabiga1 wabiga3

 

 

 

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular