spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADDA} Tababarka Wacyi Galinta Ee Mashruuca Dhismaha Garoonka Ku Badda Cagta...
Array

{DAAWO SAWIRADDA} Tababarka Wacyi Galinta Ee Mashruuca Dhismaha Garoonka Ku Badda Cagta Oo Ka Soconaya Magalada Beledweeyne,

Tababarkan oo galay malinti sadaxaad oo looga hadlayay wacyi galinta bulshadda gaqr ahaan dhismaha garoonka cayaraha ee magalada beledweeyne oo aay fulineeyso hay.adda maxaliga ah ee SOLUTION FOR HUMANIT Y {SFH}

Siminarkan ayaa wax Soo qaban  qaabiyay Maamulka Gobolka Hiiraan

Cabdiwahaab Abuurkan Xasan oo ah wakilka hay.adda SOLUTION FOR HUMANIT Y {SFH} Ee G/bolka Hiiraan Oo warbahinta lahadlay ayaa hoosta ka xariqay in ujeydka tababarkan uu yahay siddi dhamaan kaso qeyb galayaasha aay uu fahmi lahayeeyn islamarkasna aay sii dhab ah uu qataan dhamaan cashiradda tababarka sii aay uu garsiyaan bulshadda intedda kale ee aan nasibka uu heliin in aay ka soo qeyb galaan fursadan qaaliga ah,

Duqa degmada Baladweyne  Cumar ibraahim baadiyow oo horay xariga uga jaray  siminaarkan  ayaa sheegay in looo bahan yahay in bulshada ku dhaqan magaalada baladweyne ay ka qeeb qatan horumarka  ka socda magaalada Baladweyne islamarkaana aay bulshadda uu ogato in aay ayigu aay leyihiin garoonka dhismahisu hadda socddo,

Sii kastaba ha ahaate siminarkaan oo hadda marayaa gabagabo ayaa lafilayaa in laso afjaro malinimadda qamista ah ee sosocta,

??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ??????????????????????????????? ???????????????????????????????

???????????????????????????????

Wariye Cali Cismaan kaskey

Hiiraanweyn Baladweyne ‘

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular