spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRKA} Turkiga oo gacanta ku dhigay Diyaaradaha dagaalka dalka Ruushka oo...
Array

{DAAWO SAWIRKA} Turkiga oo gacanta ku dhigay Diyaaradaha dagaalka dalka Ruushka oo Daacish duqeenayay !!

Xukuumada Turkiga ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay ciidamada cirka ee dalkaas gacanta ku soo dhigeen mid ka mid ah diyaaradaha dagaalka wadanka Ruushka oo duqeen ku hayay kooxda Daacish ee ka dagaalanta dalka Siiriya .

Ciidamada cirka dalka Turkiga oo soo dabay ama hawada ka soo qabtay Diyaarad Miig ah oo ay Ruushka leeyihiin ayaa sheegay in ay ku soo xad gudubtay xuduuda dalkaas ka dib markii Diyaaradaas dagaal isku qaladay xuduuda u dhaxeysa wadamada Turkiga iyo Siiriya soona gashay hawada dalka Turkiga .

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular