spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeDadka Ku Nool Dalka Britain Oo Manta Uu Dareeray Doorashada UK.
Array

Dadka Ku Nool Dalka Britain Oo Manta Uu Dareeray Doorashada UK.

Dalka Britain malaayiin ayaa u dareeraya doorashada guud ee dalkaasi, iyada oo cidbixintu ay billaabaneyso 7-da aroornimo ee Britain oo ku beegan 9 barqanimo ee saacadda geeska Afrika.

In ay codkooda dhiibtaan Waxaa isu diiwaan galiyay kontan milyan oo ruux

Codbixintana waxaa la soo xidhi doonnaa 9-ka fiidnimo ee khamiista.

Tartan-ka ayaa lagu go’aamin doono cidda maamuli doonta Xafiiska Ri’sal wasaaraha iyo hogaaminta waddankaasi shanta sano ee soo socota.

Sidaa ayay soo ahaan jirtay, balse hadda, waxaa jirta in aan si buuxda loo saadaalin karin natiijadda doorashada iyo cidda noqonaysa Rai’sal wasaare.

 

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular