Dhageystayaal waxa halkan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Tartan Aqoonedka Bisha Ramadaan ee Idaacada Hiranweyn ee Magaalada Baladweyne waxana Barnaamijka ka qeyb qaadanaya Ururka Hormirinta Ardada Gobolka Hiiraan.
Tartanka Maanta oo xiisa gooniya Xambaarsanaa ayaa u dhaxeyay Tartamayaasha kala ah Buundaweyn A iyo Howlwadaag A.
HOOS KA DHAGEYSO