spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DHAGEYSO} Dowlada Jabuuti Oo Benisay Waraar Uu Dabacay Mid Ka Mid Ah...
Array

{DHAGEYSO} Dowlada Jabuuti Oo Benisay Waraar Uu Dabacay Mid Ka Mid Ah Wargeysyada Dalka Mareykanka,

warbixin lagu dabacay wargeyska washinton boowst ayaa lagu qoray in diyaradaha mareykanka ee jabuuti aay halis ku jiraan sabaabto ah fijignaan la.aan aay sameyeeyn shaqalaha halista diyaradaha ee dalka jabuuti

edeeymahaasi waxaa gashanka ku dhuftay safarada jabuuti aay ku ledahay dalka mareykanka

qunsulka safaradda dalka jaabuti ciise dahir buraale ayaana sii weeyn arinka uu beniyay isago hoosta ka xariqay in warkaasi uu yahay mid waxbo kama jiraan ah sidda uu hadalka uu dhigay,

hadalka qunsulka oo dhameystiran halkan ka dhageyso,

 

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular