spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DHAGEYSO} Shir Looga Hadlayay Arimaha Qaxootiga Oo Lagu Soo Gaba Gabeyay Dalka...
Array

{DHAGEYSO} Shir Looga Hadlayay Arimaha Qaxootiga Oo Lagu Soo Gaba Gabeyay Dalka Mareykan ka,

waxaa magaalada waashintoon lagu soo gabagabeeyay shir socday afar maalin oo looga hadlayay arimha qaxootiga laga keeno qaradda Africa

ibraahin shiiq xuseen oo ah madaxa ururka est Africa comunit oo ka qeeyb galay shirkaas ayaa waxa uu kawar bixiyay waxyaabihii looga hadlay asigoona ka sheekeegay sababahi ka danbeysay in shirkan la qabto iyo wax yabaha xiligaan kuso begay,

hadalkisa oo dhameystiran halkan ka dhageyso,

 

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular