Taliska qeybta booliska gobalka Nugaal ayaa waxaa aay shegeen in aay gacanta ku so dhigeen nin aay shegeen in uu dil kaso geystay Somaliland kaas oo aay qabteen isago baxsad ah isla markana dhawaan aay shegeen in aay max kamadi soo tagi doonaan
Waana marki uguu horeysay oo aay taliska qeybta booliska gobalka nugaal aay qabtan nin fal ceeyn oo kale ku kacay.
halkan hoose ka dhageyso.