Ramadaan Kariim dhammaan walaalaha Muslimiinta Soomaaliyeed meel kasta oo aad joogtaanba. Anigoo ah Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble waxaan duco saxaafadda usoo marinayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed, bishaan ramadaan ee barakeysan fadligeeda kuwii haleela noqda, kuwii cadaabta laga xoreeya noqda oo kuwii jannada gala noqda Aamiin.
Walaalayaal waad la wada socotaan bishaan waa bishii sadaqada loo tartami jiray, waxaan idinka codsanayaa xoolaha Alle idin siiyay inaad agoonta iyo dadka masaakiinta ah wax ka siisaan, oo aad ka farxisaan si uu idinkana Alle idiinka farxiyo malinta qiyaamaha.
ويطعمون الطعام على ØØ¨Ù‡ مسكينا ويتيما
Waxaan walaalaha muxsiniinta ah ee Soomaaliyeed mar labaad ka codsaneynaa taageeridda agoonta iyo masaakiinta, wixii dhaqaale ah waxaad ugu soo hagaajin kartaan Ugaas Khalif Foundation, koontooyinka kala ah:
- Xawaaladda Amaana:
Koonta Number= A2013BWN44312313, Beledweyne.
2- Xawaaladda Dahabshiil:
Koonto Number = BWYD000384, Beledweyne.
Waxaad nagala soo xiriiri kartaan telefoonada hoos ku qoran:
- Ugaas C/raxmaan Ugaas Khaliif
Telefoon: 252 (0) 615 564 013 - Xasan Cismaan Xuuriye
Telefoon: 252 (0) 615 748 571
HOOS KA DHAGEYSO BAAQA UGAASKA OO DHAMEYSTIRAN