Xubno isugu jira xildhibaanno iyo siyaasiyiin oo maanta gaaray Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
Xildhibaannada maanta soo gaaray Beledweyne ayaa waxaa ka mid ahaa xildhibaan Nuur Iidoow Beylle, Xildhibaan Max’uud Max’ed Guure,Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre, Xildhibaan Max’ed Cumar Macaloow, iyo Xildhibaan C/qaadir Sheekh Xanafi iyo xubno kale.
Halkan Hoose ka Dhageyso.
Maxamed Cabdi Saney.
Radio Hiiraanweyn.Baladweyne.