Halkan Kadhageeyso Barnaamijka Dabagalka Arimaha Bulshada Ee Kabaxa Idaacada Hiiraanweyn Ee Magalada B/weyne
Waxaan caawa barnaamijka dabagalka arimaha bulshada kaga hadalnay  dhibaatada uu leeyahay midab takoorka oo bulshada soomaaliyeed saameyn weyn ku leh
waxaa barnaamijka soo jeedinaya aadan cabdi axmed
DHAGEEYSI WACAN