spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeDhulgariirka Nepal Oo 8 Milyan saameeyay
Array

Dhulgariirka Nepal Oo 8 Milyan saameeyay

Sideed milyan oo qof ayuu saameeyay dhulgariirkii awooda badnaa ee ku dhuftay Nepal, 1.4 milyan oo qof ayaana u baahan cunto gargaar ah sida ay sheegtay Qaramada Midoobay.

Waxaa bilaabatay in ay dalkaasi gaaraan gargaarka caalamiga ah balse wali waxaa jira in ay gabaabsi yihiin qalabka caafimaadku, cuntada iyo bacaha lagu qaado maydka

dhanka kalana tiro dad ah oo aad u badan ayaa habeenkii saddexaad seexday wadooyinka caasimadda Nepal ee Kathmandu.

Qaar badan oo guryahoodu fiicanyihiin dagina kara ayaa aad uga baqaya in ay ku laabtaan.

In kabadan afar kun oo qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dhulgariirkaasi.

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular