spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeDowlada Dalka Talyaaniga Oo Soo Bad Badisay Muhajiriin Faro Badan.
Array

Dowlada Dalka Talyaaniga Oo Soo Bad Badisay Muhajiriin Faro Badan.

Muhajiriin aad uu faro badan ayaa laga soo bad baadiyay badda Mediterraneanka sacadahii uu danbeyay waxaana dadkaas la gaarsiiyay dekedaha dalkaasi Talyaaniga.

Badda oo degen iyo cimilada oo wanaagsan awgeed ayaa kumanaan tahriibayaal ah waxa ay ku soo dhiira deen inay isku soo shubaan badda u dhexeysa Libya iyo Talyaaniga, iyadoo tahriibayaashana ay yihiin qaar ka soo jeeda dalalka kala duuwaan,

Tahriibayaasha la keeno jasiirada sishiliis ayaan loo ogoleeyn in ay ka soo degaan maraakiibta ciidamada illaa baaritaan caafimaad loogaga samaynayo.

Maamulada magaalooyinka xeebaha ku yaal iyo ururada gargaarka bixiya ayaa ku mashquulsan sidii ay hoy ugu heli lahaayeen dadkan tahriibayaasha ah oo naftoodda ku bimeynayaa baad iyo saxaro aad uu halis badan,

Wasiirka arrimaha dibada Talyaaniga Paolo Gentiloni ayaa codsaday in balamadii bishii hore lagu galay shirweynihii Midowga Yurub la oofiyo.

 

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular