spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeDowlada Denmark oo soo masaafurineysa Dhalinyaro Soomaaliyeed Kadib Markii,,,
Array

Dowlada Denmark oo soo masaafurineysa Dhalinyaro Soomaaliyeed Kadib Markii,,,

Dowladda Dalka Denmark ayaa Xabsiga  dhigtay Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku Nool dalkeeda,kuwaas oo la sheegay in ay ku dhaw yihiin ilaa 100 Ruux.

Denmark ayaa sheegtay in Dhalinyaradaan Soomaalida ah ee ay xabsiga dhigtay in Dalka Soomaaliya si qasab ah dib loogu soo cilinayo.

Yuusuf Cumar oo kamid ah Dhalinyarada ku xiran Xabsiyada Denmark oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay in Dowladda Denmark ay u sheegtay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay Heshiis la gaartay ,kaas oo ku aadan in Dhalinyaradaasi Soomaaliya dib loogu soo celinayo.

Mas’uuliyiinta Dolwadda Soomaaliya ayuu ka dalbaday in Arrintaasi wax laga qabto si aan Qasab loogu soo celin Soomaaliya,maadaama ay yihiin dad qaxooti ah oo aan lagu Xadgudbin Sharciga Qaxootiga.

Horay Dowladda Denmark waxaa ay si qasab ah Wadankeeda uga soo masaafurisay 4 Wiil oo dhalinyaro Soomaaliyeed ah.kuwaas oo Muqdisho la keenay.

Dowlada Denmark

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular