spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeDowlada Japan oo $2.4 milyan ugu deeqaysa qaxootiga ka cararaya Yemen
Array

Dowlada Japan oo $2.4 milyan ugu deeqaysa qaxootiga ka cararaya Yemen

Dowladda Japan ayaa lacag dhan $2.4 milyan ku bixinaysa sidii wax looga qaban lahaa xaaladda bini’aadannimo ee ka taagan dalka Yemen, wasaaradda arrimaha dibadda ayaa dhowaan ku dhawaaqday.

Wasaaradda ayaa war qoraal ah ku sheegtay in $450,000 oo ka mid ah lacagta loo qoondayn doono in lagu taakuleeyo dadka ka soo cararaya colaadda Yemen ee u baxsanaya Soomaaliya.

Lacagta ayaa la marsiin doonaa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Qaxootiga ee UNHCR.

Japan ayaa sheegtay inay Soomaaliya ugu deeqday lacag dhan 371 milyan oo doollar tan iyo sanadkii 2007.

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular