spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeDowladda Dalka Sucuudiga Oo Marki Uguu Horeeysay Shegtay In Aaysan Dagaal Kula...
Array

Dowladda Dalka Sucuudiga Oo Marki Uguu Horeeysay Shegtay In Aaysan Dagaal Kula Jirin Dalka Iiraan.

Wasiirka Arrimaha dibadda Sucuudiga, Prince Saud Al Faisal, ayaa sheegay inaan dalkiisu dagaal kula jirin dawladda Iiraan, waxaanu ugu baaqay Iiraan inay joojiso taageeradeeda aay uu fidineeyso Xuutiyiinta dalka Yemen

Wasiirka oo ka hadlayay kulan uu la yeeshay dhigiisa Faransiiska Laurent Fabius, oo ku sugan Riyaad ayaa sheegay inaanay haboonayn in Iiraan ku baaqdo joojinta duqaynta Yeme.

“Sucuudi Carabiya dagaal kulama jirto Iiraan. Waxaanu jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ka rajaynaynaa inay joojiso taageerada ay u fidiso Maleeshiyada Xuutiyiinta Yemen”, ayuu yidhi Wasiirka arrimaha dibada Sucuudiga.

Dawladda Sucuudiga ayuu dagaalku ku yeeshay Saamayn ah in Xuduudkeeda ay soo weeraraan Xuutiyiinta halkaasi oo dhawr Askari lagaga dilay sidoo kalena laga cabsi qabo in ku dhawaad boqol degaamada xuduuda ah looga guuro cabsida Dagaal Xuutiyiintu la beegsato Sucuudiga,

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular