spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeGuddoomiyaha Baarlamanka Itoobiya Oo Lafilaayo In Uu Manta Muqdisho Gaaro Kadib Marki….
Array

Guddoomiyaha Baarlamanka Itoobiya Oo Lafilaayo In Uu Manta Muqdisho Gaaro Kadib Marki….

Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheikh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho uu Booqasho ku imaanayo Guddoomiyaha Baarlamaanka Itoobiya oo uu Casuumaad u diray.

Maxamed Sheikh Cismaan Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Guddoomiyaha Baarlamaanka Itoobiya u Jedka uu u imaanayo ay tahay in la soo Afjaro wajigii hore ee Colaada Labada dal islamarkaana la bilaabo waji saaxiibtinimo.

Sidoo kale Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in uu Guddoomiyaha Baarlamanka Itoobiya Qudbad ka horjeedin doono Baarlamaanka federaalka.

Imaashaha Guddoomiyaha Baarlamanaka Itoobiya ayaa noqoneysa mid Taariiqi ah oo Labada dal ay sameeyeen.

 

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular