spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeGudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya oo war cad kasoo saaray Mooshinka Madaxweyne xasan laga...
Array

Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliya oo war cad kasoo saaray Mooshinka Madaxweyne xasan laga gudbiyay

Gudoomiyaha Baarlamaanka Somalia Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta soo saaray Warbixin uu kaga hadlaayay Mooshinka daahay ee laga gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

Gudoomiyaha ayaa warbixintiisa uga hadlay halka ay mareyso xal u raadinta Mooshinka iyo talaabooyinkii u qabsoomay mudada uu dadaalka ugu jiray xalinta Mooshinkaasi.

Warbixinta uu soo saaray Jawaari ayaa waxaa lagu sheegay in gudoonka sare ee Baarlamaanka uu xal ka gaaray Mooshinka islamarkaana Xildhibaanada uu Mooshinkaasi quseeyo lagu qanciyay inay la fadhiistaan Madaxweynaha oo isfahanwaaga lagu xaliyo wadciga hadda la taagan yahay.

 

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular