Ganacsade reer Uk ah ayaa Dunida u dhigay Record cusub oo ah qiimihii ugu qaalisanaa ebed dunida Guri lagu kala iibsado.
Villa loo dalxiistago kuna taal Jaziirada Palm Jumeirah island ee Dubai ayaa ku kacday qiima dhan 12 million Pound taasoo lagu qiimiiyay inuu noqonayo gurigii ugu qaalisanaa dhawaanahaan ee lakala iibsado.
Lama shaacin magaca Ganacsadahaan lacagaha farabadan ku qarashgareeyay dhismahaan quruxda bada.
Sidaan ayuu qoray wargeyska dailymail.co.uk
”A British businessman has splashed out a record-breaking £12 million for a luxury villa on Dubai’s famous Palm Jumeirah island.
The unnamed millionaire, who is said to be of Indian origin, purchased the custom-designed home on the artificial archipelago as a long term investment.
The six bedroom, seven bathroom 13,000 square feet property is called M State and includes a 167 foot private beach, a 55 foot infinity swimming pool and a cinema room.