spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Homeisgaarsiinta Magaalada Baledweyne Oo Hawada Ka maqan Ku Dhawad 8 Saacadood Oo...
Array

isgaarsiinta Magaalada Baledweyne Oo Hawada Ka maqan Ku Dhawad 8 Saacadood Oo Xiriir ah

isgaarsiinta magalada baladweyne ayaa hawada kamaqan  ilaa saake waabarigii horre  xiligaas oo hawada laga saaray

Qaar kamid ah shaqalaha shirkadaha isgaarsiinta ee Ka howlgalo magalada baladweyne  ayaa Radio Hiiranweyn Ushegay in Amar ka sobaxay AMISOM iyo Taliska Malatariga Gobolka Hiiraan Lagu Damiyay Isgaarsiintii Baladweyne

Lama Oga ilaa iyo Hada  sababta Rasmiga ah Ee Ka danbeyso  in hawada lagasaaro Isgaarsiinta Magalada taas oo ay siweyn u daremeen bulshada Baladweyne

inkastoo an si sax ah lo shegi karin sababta  isgaarsiinta lo damiyay ,hadane waxaa jira warar shegaya in ciidamada AMISOM iyo Kuwa Dowlada  ay Ka so Ambabaxeen Dagmada Halgan Ee Gobolka hiiraan Kuwaas oo galbinaa Gaadii Dagaal Oo Kayimid Dhinaca Magalada Muqdisho Waxana Ay Ku so jedaan Baladweyne wana hadalhaaynta Ugu badan ee isgaarsiinta lo damiyay

Dhinaca Kale ilaahada Majirto Cid kahadashay Sababta Hawada loga saray Isgaarsiinta Oo Katirsan Maamulka Gobolka Iyo Midka Dagmada Baladweyne Iyo Saraakiisha AMISOM

Lasoco Faah Faahinada Danbe insha allah

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular