spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeIsgaarsiinta Magaalada Baledweyne oo Saaka hawada laga saaray
Array

Isgaarsiinta Magaalada Baledweyne oo Saaka hawada laga saaray

Waxaa Saaka Hawada laga saaray Isgaarsiinta Magaalada Baledweyne,iyadoo Dadka Saaka ay ku soo tooseen Isgaarsiinta oo hawada ka maqan.

Waxaa shaqeynaya oo kaliya Isgaarsiinta  Internedka, ee  Magaalada Baledweyne.

Sababta ka danbeysa in hawada laga saaro  Isgaarsiinta Magaalada Baledweyne ayaan la Ogeyn,iyadoo sidaan oo kale Bishii hore hawada looga saaray Isgaarsiinta Gobolka Hiiraan,xilli ay Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ay Hawlgalo ka sameeyeen qeybo ka mid ah Gobolka hiiraan.

 

Laso co wararkeena Danbe Insh llah

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular