spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeIsrasaaseyn Sababtay Dhimasho Iyo Dhawac Oo ka dhacday Dhuusamarreeb
Array

Israsaaseyn Sababtay Dhimasho Iyo Dhawac Oo ka dhacday Dhuusamarreeb

Hal askari ayaa dhintay, mid kalana wuu dhaawacmay kaddib markii is-rasaaseyn ay maanta magaalada Dhuusamarreeb ee gobolka Galgaduud ku dhexmartay ciidamada amniga magaaladaas.

Lama oga sababta keentay shaqaaqadan, hase yeeshee taliyaha ciidanka amniga ee Dhuusamarreeb Mahad Khaliif Rooble wuxuuĀ  sheegay in ay socota baaritaan la xiriira dhacdada, islamarkaana sharciga la horkeeni doono askartii ku lugta leh.

Dhuusamarreeb waxaa ka taliyo, maamul hoostaga dowladda federaalka ee Soomaaliya.

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular