spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeJohn Kerry Oo Gaaray Magalada Muqdisho Marki Uguu Horeysay.
Array

John Kerry Oo Gaaray Magalada Muqdisho Marki Uguu Horeysay.

Xoghayaha arrimaha dibadda ee dalka Maraykanka, John Kerry ayaa maanta gaaray magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo mas’uuliyiijn kale ayaa Muqdisho ku soo dhaweeyay Mr. Kerry.

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka ayaa Muqdisho kula kulmi doona madaxda dowladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo hoggaamiyeyaasha maamullada.

Kulanka ayaa looga hadli doonaa arrimo la xiriira amniga iyo horumarka Soomaaliya.

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular