allha U naxariistee Waxaa manta Lagu dilay Dagmada dharkenley ee gobolka banaadir maxamed Faroole Oo Kamid ahaa Masuliyiinta Dowlada Hoose Islamarkana Ka shaqeynayay Qeybta diiwaan Gilinta Dadka shacabka ee dagmadaas
Koox ku hubeysan bastoolado ayaa dilay Mr Faroole kuwaas oona kabaxsaday goobtii ay dilka kageysteen ee dagmada Dharkeenley
Goobjoogayaal Kusugnaa halka uu dilka ka dhacay ayaa warbaahinta ushegay in lo so hanjabijiray mr faroole iyo gabadha u dhalay oo la shaqeyn jirtay Ayaan maxamed Faroole taas oo aan la ogeyn ilaa iyo iminka halka ay jaan iyo cirib dhigtay
Mudooyinkii Danbe ayaa Waxaa Magalada Muqdisho kajiray dilala isaba jiig ah oo logeysanaayo dadka la shaqeyo dowlada soomaaliya