spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeKulanki Barlamaanka Oo Manta Maalinkii Afaraad Kooram La.an U Baqday Kadib Marki…..
Array

Kulanki Barlamaanka Oo Manta Maalinkii Afaraad Kooram La.an U Baqday Kadib Marki…..

Kulankii Baarlamaanka Soomaaliya oo lagu waday in Xildhibaanada ay Codka u qaadaan Mooshinka ka dhan ah Golaha Barlamaanka Maamulka Jubbaland ayaa maanta Markii Afraad u baaqday Kooram la’aan kadib markii Xildhibaada ay soo xaadiri  waayeen.

Kulanka Baarlamaanka ee Maanta ayaa waxaa soo Xaadiray 131 Xildhibaan,iyadoo la doonayay in Kulanka ay soo xaadiraan 139 Mudane si Kooramka uu u Furmo.

Guddoomiye Kuxigeen Koobaad Ee Baarlamaanka Xildhibaan Jeylaani Nuur Iikar oo Warbaahinta si kooban u la hadlay ayaa sheegay in Baaqashada Kulamada Baarlamaanka uu Sharaf Dhac u yahay Jiritaanka Xildhibaanada,waxaana uu sheegay in Shir Deg Deg ah laga yeelanyo Baaqashada Kulamada Baarlamaanka Soomaalia Malmahi Laso Dhafay Aay Sameeynayen.

Sidoo kale Qaar kamid ah Xildhibaanada Soomaaliya ayaa qaaba in la siyaasadeeyay Mooshinka oo la doonayo in lagu dilo Sharafta Baarlamanka,halka qaarka kale ay qabaan in Mooshinka laga keenay Xildhibaanada Jubbaland uu yahay Sharci daro.

Ha yeeshee waxaan la ogeyn halka uu ku danbeyn doono Mooshinkan Muranka dhaliyay ee Baarlamanka hor yaala Iyo Sida Aay Suragalka Ku noqon Doonto Dhaqan Galkiisa.

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular