spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeKuxigeenka hogaamiyaha Daacish oo "la dilay"
Array

Kuxigeenka hogaamiyaha Daacish oo “la dilay”

Mareykanka ayaa waxa uu sheegayaa in la dilay ku xigeenka hogaamiyaha Daacish, kaas oo ku dhintay howlgal ka dhacay Ciraaq.

War-qoraal ah oo ka soo baxay Aqalka Cad ayaa lagu sheegay in Fadhil Axmed Al-Xayali uu ku dhintay howlgal ay militariga Mareykanka ku qaadeen ciraaq.

Ciidamadan ayaa duqeeyay kolonyo gaadiid ah oo ku safrayay meel ku dhow waqooyiga magaalada Mosul.

Warsaxaafadeedkan ayaa lagu xusay in ninkaasi uu masuul ka ahaa hubka iyo walxaha qarxa ee la isaga gudbiyo Ciraaq iyo Suuriya.

Mareykanka waxa uu sheegayaa in geerida ninkaasi ay saameyn iyo dhaawac weyn ku tahay howlaha Daacish.

diyarad

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular