spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeMadaxweynaha Soomaalia Xasan Shikh Maxamuud Oo Kulamo Laqadanayo Mamulka Ximiin Iyo Xeeb.
Array

Madaxweynaha Soomaalia Xasan Shikh Maxamuud Oo Kulamo Laqadanayo Mamulka Ximiin Iyo Xeeb.

madaxweynaha soomaalia xasan shikh maxamuud ayaa kulamo kala duuwaan cadaado kula qadanayaa masuliyinta mamuulka ximin iyo xeeb iyo qeybaha kala duuwaan ee wax garaadka ku suugaan degmada cadaado ee xaruunta uu ah mamuulka ximin iyo xeeb.

wafdi uu hogaminaayo madaxweynaha soomaalia ayaa goor hore oo manta ah waxaa aay gareeyn  degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud, halkaasoo maalinta berri oo arbaco ah uu ka furmi doono shirka maamul u sameynta Gobollada Dhexe.

xasan 2

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa soo dhaweyn soo dhoweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, Maamulka Ximan iyo Xeeb, qeybaha bulshada iyo dad weeyne aad uu faro badan.
Madaxweynaha ayaa markii uu ka degay Garoonka diyaaradaha Cadaado ayaa loo galbiyay xarunta Madaxtooyada Ximan iyo Xeeb.

Booqashada Madaxweynaha ayaa ah tii u horeysay oo uu ku tago Cadaado, waxaana la filayaa in malinimadda biri ah uu halkaasi ka furmo shirka maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud.
Madaxweynaha ayaa la filayaa inuu ku hoydo caawa degmada Cadaado, si uu maalinta berri u furo shirka maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud.

Ammaanka Cadaado ayaa si aad ah loo adkeeyay, waxaana ciidamo ka tirsan dowladda oo shalay gaaray iyo kuwa AMISOM ay ka qeyb qaadanayeen sugida ammaanka inta uu madaxweynahu uu halkaasi ku suugan yahay,

 

xasan 3

xashan shikh iyo odaawaa

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular