spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
Home{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Soomaaliya Oo La kulmay Madaxweynaha Cusub ee Dalka ...
Array

{DAAWO SAWIRADA} Madaxweynaha Soomaaliya Oo La kulmay Madaxweynaha Cusub ee Dalka Nigeria

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyadda Nigeria Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Fedraalka Nigeria Mudane Muhammadu Buhari.Labada Madaxweyne ayaa ka wada-hadlay xoojinta xirriirka labada dal iyada oo Madaxweynaha Soomaaliya uu warbixin ka siiyey dhiggiisa xaaladda guud ee Soomaaliya gaar ahaan la dagaallanka kooxaha argagixisada ah.

” Dowladdaha Soomaaliya iyo Nijeria waxyaalo badan ayey wadaagaan, waxaa ka mid ah Kooxaha Al Shabaab iyo Boko Haram oo iska mid ah mabda’a iyo ficilada xun-xun ee ka fog beniaadamnimadda, labada dowladdood arrimaas wa ay iska kaashan doonaan” ayuu yiri Madaxweynaha.

Ugu dambeyntii, Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa sheegay in Madaxweyne Buhari uu booqsho ku imaan doono Soomaaliya si loo joogteeyo iskaashiga labadda Dowladdood

Dhammaad

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular