spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeMadaxweyne C/wali Gaas oo sheegay in Dowlad Soomaaliyeed lagu heli karo Midowga...
Array

Madaxweyne C/wali Gaas oo sheegay in Dowlad Soomaaliyeed lagu heli karo Midowga Umada

Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdi Wali Max’ed Cali Gaas oo ka hadlayay munaasabada 26-ka June oo ah markii xornimada ay qaateen gobolada waqooyi ee dalka Soomaaliya ayaa sheegay in dalka ay bur buriyeen muwaadiniin Soomaali ah,laakiin hada loo baahan yahay in loo midoobo sidii dib u dhis dalka loogu sameyn lahaa.

Madaxweyne Gaas ayaa tilmaamay inay muhiim tahay in loo midoobo dhismaha iyo dib u soo celinta niddaamka dalka,isagoona sidoo kale sheegay inay muhiim tahay marka hore xalinta khilaafyada hada jira.

Dhinacaa kale ,madaxweynaha Puntland C/wali Gaas ayaa u hambalyeeyay Shacabka ku dhaqan gobolada Waqooyi ee dalka maalinta 26-ka June darted.

Xalay ayaaa inta badan waxa magalada muqdisho iyo gobolada dalka laga xusayxuska 26-June 55-guuradi kasoo wareegatay marki ay xurnimada qateen gobolada Waqooyi.

Sidoo kale,waxaa socda qaban qaabada 1-Luulyo oo iyadana loo dabaal degayo.

2015516635673613198416083gaas

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular