spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeMaxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo maanta Xukun Riday
Array

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo maanta Xukun Riday

Xukunka maanta ay Ridday Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Dowladda Soomaaliya ayaa lagu riday Afar ee daysanayaal kuwaas oo lagu soo ee deeyay dambiyo kala duwan.

Eedaysanayaasha Maxkamadda  Ciidamada qalabka sida ay xukuntay ayaa kala ah   Cabaas Xasan Maxamed oo 16 jir ah  oo lagu xukumay 10 sano oo xabsi Ciidan ah, Shaafici Xasan Maxamed oo 15 jir ah yaa  markii wax dambi ah lagu waayay laga codsday xafiiska xeer Ilalinta maxkamadda in ay sii daayaan, halka Mustaf Maxamed Cali” xaynoof oo 21 jir ah  iyo Cabdiraxmaan  Jimcaale Muuse “ Yamani” oo 19 jir ah  lagu xukumay lix bilood oo Dhaqan celin ah.

Sida uu xukunka Maxkamadda ugu dhawaaqay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida G\Sare Liiban Cali Yaroow.

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa muddoyinkii dambe u fariisatay ridista xukunno kala duwan kuwaas oo lagu riday ee deysanayaal dambiyo kala duwan lagu soo ee deeyay.

 

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular