spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomeNicolas Kay oo Cambaareeyay weerarka madaxtooyada
Array

Nicolas Kay oo Cambaareeyay weerarka madaxtooyada

Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Nicolas Kay ayaa cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ee lagu bartilmaameedsaday madaxtooyada Muqdisho.

Qaraxa ayaa dhacay saacada kaddib markii la soo gabagabeeyey shirkii wadatashiga ee madaxda dalka halkaa uga socday.

Khasaare dhimasho iyo dhaawac ah ayaa la sheegay inay jiraan, ciidamaduna waxay xireen waddooyinka madaxtooyada u dhow.

Xaaladda ayaa la sheegayaa inay degan tahay maanta.

qarax

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular