spot_img
Warning: Array to string conversion in /customers/4/b/b/hiiraanweyn.net/httpd.www/wp-includes/shortcodes.php on line 355
HomePoroshenko: Ruushka ayaa duulaan cusub nagu ah
Array

Poroshenko: Ruushka ayaa duulaan cusub nagu ah

Madaxweynaha Ukrainian, Petro Poroshenko, ayaa BBC-da u sheegay in uu ka cabsi qabo in Ruushka uu duulaan hor leh dalkiisa kusoo qaado bilaha soo socda.

Mr Poroshenko ayaa xaaladaasi ku tilmaamay dagaal dhab ah, waxaana uu intaa ku daray in aanu rumeysneyn in madaxweynaha Ruushka, Vladimir Putin, uu gacan ka geysanayo soo afjarida colaadda bariga Ukraine.

Madaxweynaha ayaa sheegay in xoghayaha arrimaha dibedda ee Mareykanka, John Kerry, uu la hadlay ka hor iyo kaddib markii uu la kulmay madaxweyne Putin.

Hoggaamiyaha Ukraine ayaa sheegay in aanu wax walaac ah ka qabin xiriir dhex mara Ruushka iyo Mareykanka.

poroshenko_

MUQAALADA

WARARKII UGU DANBEEYAY

Most Popular